Maxaa Farmaajo ku khasbay inuu sheego sir muddo laga kharinayay shacabka?

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Madaxweynahii hore ee Somalia ayaa markii ugu horeysay qiray in 5,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Soomaaliya loo diray dalka Eritrea, si ay tababar ugu soo qaataan, waxaana uu intaa ku daray in dib u soo laabashadooda ay dib u dhacday  si looga hortago kacdoono siyaasadeed. Qoritaanka sirta ah … Continue reading Maxaa Farmaajo ku khasbay inuu sheego sir muddo laga kharinayay shacabka?